Ciidanka Nabad sugida oo howlgal ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulada Neebsooy ee duleedka Magaalada Baydhabo. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay iney howlgalkaas ku dileen laba dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab kuwaasoo uu ku jiray nin sarkaal ah Howlgalkani oo ka dhacay meel 40 km u jirta Beydhabo waxaa lagu dilay sarkaal Al-Shabaab  u … Continue reading Ciidanka Nabad sugida oo howlgal ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab